Horyaalka England waxaa todobaadkan la cayaari doonaa kulamadii 36-aad sidaa darteed ahmiyad gaar ah ayay koox walbo u leedahay kulanka ay cayaari doonto kulanka ugu adag wuxuu dhex mari doonaa Liverpool Vs Chelsea hadii naadiga Reds guul gaarto waxay kusii dhawaan doontaa in si rasmi ah loogu caleemo saaro horyaalka England, sidoo kalena kooxaha Everton iyo Arsenal oo kaalinta 4-aad isku heestaan iyagana kulamo xasaasi ah ayay cayaari doonaan haka reebin Ryan Giggs oo doonayo isna guul gaarsiiyo markii ugu horeesay Man United asigoo macalin ah ugu dambeyntii Man City iyadana waxay dooneysaa inay guul muhiim ah gaarto si ay cadaadis u saarto Liverpool, guud ahaan hoos kaga bogo sadaasha laga bixiyay kulamada xiisaha badan ee Premiership-ka England laga cayaari doono sabti, axad iyo isniin:
Southampton 2-1 Everton
Fulham 2-1 Hull
Stoke 1-2 Tottenham
Swansea 2-0 Aston Villa
West Brom 2-1 West Ham
Man Utd 2-0 Norwich
Kulamada Axada
Sunderland 2-0 Cardiff
Liverpool 2-0 Chelsea
Crystal Palace 1-1 Man City
Kulanka Isniinta
Arsenal 2-0 Newcastle