Home » Maxaa Cusub » Sadaal Laga Bixiyay Libaaxyada Koobka Aduunka Wacdaraha Ka Dhigi Doonaan: Hadaba Yaa Ka Mid Ah?

Sadaal Laga Bixiyay Libaaxyada Koobka Aduunka Wacdaraha Ka Dhigi Doonaan: Hadaba Yaa Ka Mid Ah?


trophy-for-fifa-world-cup-2014

Inta badan koob aduunka taariikh ahaan markii la xulalka aduunka ay isugu imaadaan waxaa kasoo dhex baxaan laacibiin tartan walbo wacdaro ka dhigaan qaarkood waa kuwo la filaayay inay wacdaro dhigi doonaan halka kuwana isla tartanka marka uu socdo ay aduunka is baraan sida (Paul Gascoigne, Salvatore Schillaci, Roger Milla, Papa Bouba Diop iyo Ahn Jung-hwan), sidaa darteed waxaan idiin heynaa sadaal laga bixiyay xidigaha tartanka Brazil ka bilaabn doono 12-ka bisha June wacdaraha ka dhigi doonaan taariikh ahaan sanado badan laga sheekeen doono, fadlan hoos kaga bogo 11-ka Libaax ee la filaayo inay xagaagan koobka aduunka wacdaro lala yaabo ka dhigaan:

Goolhaye: Joe Hart (England)

Daafaca: Pablo Zabaleta (Argentina), Marcelo (Brazil), Joel Matip (Cameroon), Mario Yepes (Colombia)

Khadka dhexe: Paul Pogba (France), Ross Barkley (England), Koke (Spain), Jordy Clasie (Netherlands)

Weerarka: Mario Balotelli (Italy), Romelu Lukaku (Belgium).

F.G: warbixintan waa mid sadaal ku saleesan sidoo kalena xidigaha sare ku xusan waa kuwa doonayaan inay aduunka u muujiyaa kartidooda cayaareed lama mid ah Ronaldo, Messi, Suarez, Ozil, Iniesta, Xavi, Pirlo, Gerard oo ah xidigo waa hore aduunka is bareen!!

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close