Home » Europe » Champions League » SAADAAL: Yaa Gaari Doona Finalka Champions League Ee Ka Dhici Doona Lispon?

SAADAAL: Yaa Gaari Doona Finalka Champions League Ee Ka Dhici Doona Lispon?


yes

Bayern Munich oo difaacaneysa tartankaan ayaa Allianz Arena ku qaabili doonta kooxda Real Madrid oo faa’iido 1-0 ah heysata iyadoo kusoo adkaatay garoonkeeda Bernabue.

Si Kastaba Bayern ayaa diyaar u ah iney ka aargudato Real Madrid halka wiilasha Ancelotti ay doonayaan iney markii ugu horeysay u gudbaan Finalka tartankaan tan iyo 2002 markaas oo ay finalkii ka qaadeen Bayer Leverkusen.

Caawiyaha haatan ee Real Madrid Zidane ayaana ahaa dhaliyaha goolka guusha u keenay Los Blancos xiligaas.

Hadaba Yaad is leedahay wuu gaari karaa Finalka Champions League labadaan kooxood?

Hal Aragti Ayaa Laga Bixiyay: SAADAAL: Yaa Gaari Doona Finalka Champions League Ee Ka Dhici Doona Lispon?

  1. abdifatah cagdher Reply

    April 29, 2014 at 2:04 PM

    waxan ku qiyasin iney greyso koxda realmadrid iyado cwa ku bdintoonda real 3 vs munich 1

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close