Home » Maxaa Cusub » Layaab: Ryan Giggs Oo Kulankiisa Ugu Horeeya Ee Norwich City Arin Cusub Sameyn Doona

Layaab: Ryan Giggs Oo Kulankiisa Ugu Horeeya Ee Norwich City Arin Cusub Sameyn Doona


Ryan Giggs

Tababaraha kumeel gaarka ah ee Kooxda Manchester United Ryan Giggs ayaa soo magacaabay 22-kiisa ciyaarayahan ee ugu horeeya ee uu kala hortagi doono kooxda Norwich City sabtida inkastoo Ryan Giggs qudhiisa uu ka mid yahay 22-ka xidig ee Man United u matali doona kulankaas.

Manchester United aayaa tabeysa weeraryahan Robin Van Persie kaas oo dhaawac kaga maqan kooxda, waxaana xidigaha khadka dhexe ka ciyaari doona kulankaas ka mid noqon doona tababare Giggs.

Norwich City ayaa weyn doonta Joseph Yobo kulankooda Sabtida, kaas oo dhaawac kaga maqnaan doona, Elliiott Bannet ayaa dib ugu soo laabanaya naadiga.

Kooxda Man United ee ka hortageysa Norwich City:

De Gea, Lindegaard, Jones, Ferdinand, Vidic, Smalling, Evans, Buttner, Evra, Giggs, Carrick, Nani, Young, Fletcher, Valencia, Kagawa, Fellaini, Mata, Januzaj, Rooney, Hernandez, Welbeck.

Kooxda Norwich City ee ka hortageysa Man United:

Ruddy, Whittaker, Turner, Martin, Olsson, Fer, Johnson, Howson, Snodgrass, Redmond, Hooper, Bunn, Van Wolfswinkel, Murphy, Hoolahan, Garrido, E Bennett, R Bennett, Tettey, Bassong.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close