Home » Maxaa Cusub » RASMI: Manchester United Oo Soo Bandhigtay Saxiixeeda Cusub Ander Herrera (+Sawiro)

RASMI: Manchester United Oo Soo Bandhigtay Saxiixeeda Cusub Ander Herrera (+Sawiro)


Done deal: Herrera holds a United shirt with Sir Bobby Charlton after completing his £29m move

Kooxda Manchester United ayaa soo gabagabeysay saxiixeeda ugu horeeyay kadib markii ay Atletico Bilboa kasoo qaadatay Ander Herrera oo 29 Malyan Oo Pound ku yimid garoonaka Old Trafford.

 Happy chap: The 24-year-old looks delighted to have finally signed for the Premier League giants

Relaxed: Herrera poses for a picture after his move was announced on Thursday

Carrington: The midfielder shakes the hand of Sir Bobby Charlton outside United's training ground

Ander Herrera ayaa noqday saxiixii ugu horeeyay macalin Louis Van Gaal Ee Manchester United isagoo saxiixay 3-sano oo heshiis ah oo uu Old Trafford kusii joogayo.

Kooxda Atletico Bilboa ayaa aad ugu mahad celisay xidigeeda mudadii uu kasoo dagal galay dhinaceeda isla markaana uu xirnaa maaliyada kooxda.

Ugu dambeyntii Manchester United ayaa soo bandhigtay saxiixeeda cusub xili sawirada uu kasoo muuqday halyeeygii hore kooxda kana mid ah maamulak kooxda Sir Bobby Chalrton.


Close