Xidiga Khadka Dhexe kooxda Paris Saint Germain Blaise Matuidi ayaa weyn doona kulamada ay xulkiisa la ciyaari doonaan Albania iyo Sweden maalmaha soo aadan kadib markii dhaawac gacanta ah uu soo gaaray kulankii ay kooxdiisa 2-0 kaga badisay Marsielle Axadii. Xulka martigalinaya Euro 2016, ayaa…
November 10, 2014 / No Comment / Read MoreBurburiyaha kooxda Ac Milan Nigel De Jong ayaa laga reebay Xulka Holland ee wajahi doona Mexico iyo Latvia kadib markii uu soo gaaray dhaawac dhanka muruqa ah. Wiilasha Guus Hiddink ayaa Arbacada qaabili doona Mexico kulan saaxiibtinimo oo ka dhici doona Amsterdam, inkastoo sidoo kale…
November 10, 2014 / No Comment / Read MoreJuventus ayaa qaab ciyaareed fiican soo bandhigtay kulan ay minankeeda ku qaabishay Parma waxeyna kaga taqalustay 7-gool, Tevez, Llorente, Morata iyo Litchtstiener ayeyna kaga mahad celineysaa kuwaas oo kala diray Parma. Dhanka kale kooxaha Milano ayaan wax guul ah gaarin madama ay barbardhac la…
November 10, 2014 / No Comment / Read MoreReal Madrid ayaa wali fadhisa halka ugu sareysa isbuuca kadib markii ay xasuuqday Rayo Vallecano, sidoo kalana Barcelona ayaa dirqi kaga baxsatay Almeria kulan ay saacidaad uga baahdeen Luis Suarez, waxaase xusid mudan in wiilashii Diego Simeone ay la kulmeen guuldaro lama filaan ah markii…
November 10, 2014 / No Comment / Read MoreKuabd sameeyaha reer Brazil Oscar ayaa heshiis cusub u saxiixay kooxdiisa Chelsea, wuxuuna qalinka ku duugay heshiis afar sano iyo bar ah sida ay shaacisay kooxdiisa. Wiilkaan reer Brazil ayaa heshiiska uu kooxda galbeedka London kula joogo gaarsiiyay ilaa 2019, wuxuuna qiray inuu ku…
November 10, 2014 / No Comment / Read MoreKooxda Liverpool haatan jah wareer xoogan ayay ku jirtaa wuxuuna macalin Brenden Rodgers garan la’yahay halka ay wax ka qaldan yihiin waayo waqtigan oo kale xili cayaareedkii hore Liverpool hawada sare ayay mareesay. Balse xili cayaareedkan Reds kaalin aysan fileyn ayay ku jirtaa waxaana ku…
November 10, 2014 / No Comment / Read MoreMacalin Jose Mourinho ayaa siweyn ula dhacsan saameynta uu xili cayaareedkan lasoo baxay xidiga khadka dhexe kooxda Chelsea u maamulo Nemanja Matic. Wuxuuna Jose ku tilmaamay xidiga reer Serbia inuu haatan yahay laacibka ugu wanaagsan kooxdiisa Chelsea wuxuuna yiri “Waqti xaadirkan Matic waa cirfiid ay…
November 10, 2014 / No Comment / Read MoreRuug cadaaga kooxda Juventus Patrice Evra kubada cagta heerkii ugu sareeyay ayuu ka gaaray wuxuuna guulo taariikhi ah la qeebsaday naadiga Man United haatana wuxuu ku jiraa d’adii garoomada lagu faarujin lahaa. Patrice Evra wuxuu ka mid yahay daafacyada ugu wanaagsan qaarada Yurub sidoo kalena…
November 10, 2014 / No Comment / Read MoreMa Jirtaa naadi celin karto kooxda Chelsea ayay haatan dooda taagan tahay madaama Blues ay markale koox awood badan iska reebtay waayo todobaadkan Chelsea waxay 2-1 ku qaarijisay kooxda Liverpool. Sidoo kale kooxda Man City oo la islahaa Chelsea way la tartami kartaa iyadana markale…
November 10, 2014 / No Comment / Read MoreDaafacii hore Xulka Ingiriiska Ashley Cole ayaa amaanay macalinkiisii hore Sven Goran Eriksson kuna tilmaamay inuu ahaa macalinkii ugu wanaagsana oo uu kasoo hoos ciyaaro dhanka xulka xulka qaranka. Daafaca Roma, kaas oo 107-kulan u saftay England, ayaa laga saaray liiskii xulka ee koobka Aduunka,…
November 10, 2014 / No Comment / Read MoreKooxda Real Madrid waxay ku caan baxday inay marwalbo lasoo saxiixato xidigaha ugu waxqabadka wanaagsan caalamka, sidaa darteed waxaa daaha laga rogay laacibiinta dhalinta yar oo ay Madrid ku riyooneyso inay mustaqabalka dhow lasoo saxiixato. Ma ahan wax xaqiiqo ah in xidigahan dhamaantood ay Real…
November 10, 2014 / No Comment / Read MoreMadaama horyaalada Yurub ay haatan marayaan meel xasaasi ah waxaa si gaar ah loogu kuur galay horyaalada Yurub ugu caansan iyo xidigaha ilaa haatan wacdaraha ka dhigayaan. Sidaa darteed 10-laacib ayaa lagu tilmaamay inay yihiin kuwa xili cayaareedkan ugu waxqabadka wanaasan horyaalada Yurub ugu caansan,…
November 10, 2014 / 1 Comment / Read MoreInkastoo kooxda AC Milan aysan guuleesanin 4-kulan ee ugu dambeesay Serie A-da Talyaaniga hadana agaasimaha guud ee kooxdan Barbara Berlusconi ayaa shaaca ka qaaday in macalin Pippo Inzaghi uusan mustaqbalkiisa Milan halis ku jirin. Gabadhan oo uu dhalay milkiilaha Milan Silvio Berlusconi ayaa si rasmi…
November 10, 2014 / No Comment / Read MoreWararka ka imaanayo gudaha garoonka Anfield ayaa sheegayo in kooxda Liverpool ay haatan ku hawlan tahay sidii ay kula soo saxiixan laheed goolhayaha kooxda Stoke City iyo xulka Bosnia Asmir Begovic. Ma ahan markii ugu horeesay oo ay Liverpool Begovic raadiso waayo xagaagii 2013 ayay…
November 10, 2014 / No Comment / Read MoreInkastoo haatan aragti ahaan lagu kala qeybsan yahay in macalin Luis Enrique uu wadada saxda ah kooxda Barcelona ku hogaamin karo hadana tababare Pep Guardiola aa taageero buuxdo la garab istaagan macalinka haatan cadaadiska saaran yahay. Wuxuuna Pep Guardiola aaminsan yahay in macalinkan aan waya…
November 10, 2014 / No Comment / Read MoreFEATURE

RASMI: Oscar Oo Heshiis Cusub U Saxiixay Chelsea
Kuabd sameeyaha reer Brazil Oscar ayaa heshiis cusub u saxiixay kooxdiisa Chelsea, wuxuuna qalinka…
November 10, 2014 / No Comment / Read More
Warbixin: 11-Laacib Oo Liverpool Mushaar Badan Ka Qaataan Balse Waxqabadkooda Uu Aad U Liito!
Kooxda Liverpool haatan jah wareer xoogan ayay ku jirtaa wuxuuna macalin Brenden Rodgers garan la’yahay…
November 10, 2014 / No Comment / Read More
Macalin Mourinho Oo Amaan Balaaran Kala Dul Dhacay Mashiinka Chelsea Matic
Macalin Jose Mourinho ayaa siweyn ula dhacsan saameynta uu xili cayaareedkan lasoo baxay xidiga khadka…
November 10, 2014 / No Comment / Read MoreTodobaadkan Iyo 11-ka Xidig Ee Ugu Wanaagsan Premiership-ka England
November 10, 2014 / No Comment / Read More
Carlos Tevez, Llorente & Pjanic Oo Hogaaminaya Kooxda Isbuuca Horyaalka Talyaaniga
Juventus ayaa qaab ciyaareed fiican soo bandhigtay kulan ay minankeeda ku qaabishay Parma waxeyna…
November 10, 2014 / No Comment / Read More
Patrice Evra Iyo Noloshiisa Gaarka Ah Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)
Ruug cadaaga kooxda Juventus Patrice Evra kubada cagta heerkii ugu sareeyay ayuu ka gaaray wuxuuna…
November 10, 2014 / No Comment / Read More
Barbara Berlusconi Oo Taageero La Garab Taagan Macalin Pippo Inzaghi
Inkastoo kooxda AC Milan aysan guuleesanin 4-kulan ee ugu dambeesay Serie A-da Talyaaniga hadana agaasimaha…
November 10, 2014 / No Comment / Read More-
November 10, 2014-
- Matuidi Oo Seegi Doona Kulamada Saaxiibtinimo Ee Albania & Sweden Kadib Dhaawac Soo Gaaray November 10, 2014-
- Nigel De Jong Oo Laga Reebay Xulka Holland Kadib Dhaawac Soo Gaaray November 10, 2014-
- Carlos Tevez, Llorente & Pjanic Oo Hogaaminaya Kooxda Isbuuca Horyaalka Talyaaniga November 10, 2014-
- Suarez, Kroos & Bale Oo Hogaaminaya Kooxda Isbuuca Horyaalka Spain November 10, 2014-
- RASMI: Oscar Oo Heshiis Cusub U Saxiixay Chelsea November 10, 2014-
- Warbixin: 11-Laacib Oo Liverpool Mushaar Badan Ka Qaataan Balse Waxqabadkooda Uu Aad U Liito! November 10, 2014-
- Macalin Mourinho Oo Amaan Balaaran Kala Dul Dhacay Mashiinka Chelsea Matic November 10, 2014-
- Patrice Evra Iyo Noloshiisa Gaarka Ah Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro) November 10, 2014-
- Todobaadkan Iyo 11-ka Xidig Ee Ugu Wanaagsan Premiership-ka England November 10, 2014-
- Ashley Cole Oo Amaanay Tababarahii Hore England Eriksson Kana Hadlay Ceyrintii Villas-Boas November 10, 2014-
- Waa Kuwee Xidigaha Mustaqbalka Dhow Oo Ay Kooxda Real Madrid Lasoo Saxiixan Doonto November 10, 2014-
- Waa Kuwee Xidigaha Ugu Waxqabadka Wanaagsan Horyaalada Yurub Xili Cayaareedkan November 10, 2014-
- Barbara Berlusconi Oo Taageero La Garab Taagan Macalin Pippo Inzaghi November 10, 2014-
- Liverpool Oo U Weecatay Soo Xero Galinta Goolhayaha Stoke City Asmir Begovic November 10, 2014-
- Pep Guardiola Oo Aaminsan In Luis Enrique Uu Barelona Guulo U Horseedi Doono