Arsenal ayaa ku warantay iney ku dhawdahay saxiixa daafaca kooxda Basel Fabian Schar iyadoo kula saxiixaneysa 9.5 Malyan Oo Pound marka uu suuqa kala iibsiga ciyaartoyda dib u furmo. Kooxda Arsenal ayaa mudo ku raad joogtay daafacaan reer Switzerland waxaana sanadahii ugu dambeeyay uu…
November 25, 2014 / No Comment / Read MoreKooxda Manchester United ayaa war fiican ka heshay dalka jarmalka kadib markii la sheegay in xidiga ay bartilmaameedka ka dhiganeysay ee Ilky Gundgon uu doorbidayo inuu ka ciyaaro horyaalka Ingiriiska. Wiilka khadka dhexe ee Dortmund ayaa lala xiriirinayay kooxda Arsenal, balse United ayaa haatan aaminsan…
November 25, 2014 / No Comment / Read Morewaxaa caawa la cayaarayaa kulamo xiiso badan oo kamid ah guruubada E ilaa H , waxaa ugu xiiso badan kulanka adag ee dhex mari doono kooxaha Manchester City iyo Bayern Munich oo ah laba koox oo awood leh. Sidoo kale waxaa xusid mudan in caawa macalinkii…
November 25, 2014 / No Comment / Read MoreCristiano Ronaldo todobaadkan waxaa u suura gashay inuu dhaliyo goolkiisii 20-aad La Ligaha Spain asigoo cayaaray 12-kulan oo qura wuxuuna horyaalka Spain ka dhigay iskoor cusub madaama aan horey loo arag xidig 12-kulan 20-gool ku dhaliyo. Balse sheekada intaa kuma eko waayo Ronaldo wuxuu ka…
November 25, 2014 / No Comment / Read MoreAguero & Jovetic labadan xidig waxay seegeen tababarkii ugu dambeeyay ee kooxda Man City sameesay waxayna qabaan jug kala duwan. Balse aqbaar wanaagsan ayaa kasoo yeertay qolka lagu dabiibo xidigaha Man City madaama dhaawaca laga qaaday in Aguero & Jovetic ay safan karaan kulanka adag…
November 25, 2014 / No Comment / Read MoreSidii la filaayay kubad sameeye Andres Iniesta ayaa lagu waday inuu garoomada kusoo laabto sidoo kalena kooxdiisa Barcelona u safto kulanka ay caawo la cayaari doonto naadiga APOEL Nicosia kulan ka tirsan koobka horyaalada Yurub. Balse ruug cadaagan dhaawaca uu muruqa hoose ka qabo iyo…
November 25, 2014 / No Comment / Read MoreInkastoo Dani Alves iyo wakiilkiisa ay raajicanayeen in heshiis cusub ay ka heli doonaan kooxda Barcelona hadana maamulka sare ee kooxdan ayaa ku wargaliyeen daafacan waaya araga ah inuu fasaxan yahay. Alves heshiiska uu Camp Nou ku joogo waxaa ka harsan wax ka yar 7-bilood…
November 25, 2014 / No Comment / Read MoreMacalin Roberto Di Matteo ayaa iska fogeeyay in caawo qorshihiisa uu yahay inuu ka aarguto kooxdiisii hore Chelsea. Macalinka reer Talyaani haatan waqti wanaagsan wuxuu la qaadanayaa kooxda Schalke oo dhamaan wada guuleesatay kulamada ay garoonkeeda ku cayaartay tan iyo markii uu hogaanka kooxdan la…
November 25, 2014 / No Comment / Read MoreBrazil ayaa wajihi doonta xulkii ay isku soo arkeen wareega 8da Koobka Adduunka ee Colombia iyadoo ay labada xul isku group ku noqdeen isku aadka Copa America 2015 oo la soo saaray. Labada xul ayaa ku jira Group C waxaana kula wehliya Peru iyo Venezuela,…
November 25, 2014 / No Comment / Read MoreSaxaafada dalka England ayaa su’aal uusan fileyn weediisay macalin Manuel Pellegrini kadib markii la weydiiyay in kooxdiisa ay ku raad joogto Lionel Messi. Macalin Manuel Pellegrini ayaa si taxadir ku dheehan arinkan uga jawaabay wuxuuna yiri “Wixii xan ah marwalbo xan ayay ahaan doonaan” “Messi…
November 24, 2014 / No Comment / Read MoreSidii la wada sugaayay FIFA iyo gudiga xirfadlayaasha kubada cagta ayaa si wadajir ah ugu dhawaaqeen 5-goolhaye ee u sharaxan sanadkan abaal marinta FIFA FIFPro World XI 2014. 5-goolhahaye ayaa lagu soo xushay waxqabadka ay 12-bilood ee ugu dambeesay la imaadeen waxayna kala yihiin xidigaha…
November 24, 2014 / No Comment / Read MorePaul Pogba ayaa ka dhawaajiyay inuu doonayo inuu u wanaagsanaado sida Zinedine Zidane, xili xidigaan Juventus ka tirsan uu kooxdiisa ku sheegay iney ka mid tahay kooxaha ugu waaweyn aduunka, iyadoo wararka qaar ay xidigaan la xiriirinayaan Real Madrid. Wiilkaan reer France ayaa haatan…
November 24, 2014 / No Comment / Read MoreMadaxweynaha horyaaalka kubada cagta Jarmalka Mr. Reinhard Rauball ayaa si caro ku dheehan uga hadlay fadeexada dhawaan soo ifbaxday oo ku aadan sida ay FIFA u maamushay go’aamadii dalalka Russia iyo Qatar lagu siiyay marti galinta koobka aduunka 2018 iyo 2022. Wuxuuna masuulkan ka dhawaajiyay…
November 24, 2014 / No Comment / Read MoreLix Kooxood ayaa horay u carbuuntay booskooda 16-ka ee Champions League ka hor kulamada shanaad, balse 10-kooxood ayaa laga doonayaa iney soo baxaan labada isbuuc ee haray. Real Madrid, Dortmund, Bayern Munich, Paris Saint Germain, Barcelona Iyo Porto ayaa goor hore la ogaaday iney usoo…
November 24, 2014 / No Comment / Read MoreKubad sameeyaha kooxda Borrusia Dortmund Ilky Gundagon ayaa ka dhawaajiyay in kooxdiisa ay ka hor istaagtay fursad uu ugu biiri karay Real Madrid taas oo dalab soo gaarsiisay kooxdiisa. Xidigaan reer Jarmal ayaa noqday mid ka mid ah xidigaha loogu doonista badanaa 2012-2013, kadib markii…
November 24, 2014 / No Comment / Read MoreFEATURE

Arsenal Oo Ku Dhawaaneysa Saxiixa Daafaca Kooxda FC Basel Fabian Schar
Arsenal ayaa ku warantay iney ku dhawdahay saxiixa daafaca kooxda Basel Fabian Schar iyadoo…
November 25, 2014 / No Comment / Read More
Ilkay Gundogan Oo Rajo Galiyay Manchester United Kadib Markii Uu Hamiyay EPL-ka.
Kooxda Manchester United ayaa war fiican ka heshay dalka jarmalka kadib markii la sheegay in…
November 25, 2014 / No Comment / Read More
Kulamada UEFA Champions League Ee Caawo, Saacadda Geeska Africa Iyo Meelaha Aad Ka Daawan Karto
waxaa caawa la cayaarayaa kulamo xiiso badan oo kamid ah guruubada E ilaa H , waxaa…
November 25, 2014 / No Comment / Read More
FIFA Oo Ku Dhawaaqday 5-Goolhaye Ee U Sharaxan Abaal Marinta FIFA FIFPro World XI 2014
Sidii la wada sugaayay FIFA iyo gudiga xirfadlayaasha kubada cagta ayaa si wadajir ah ugu…
November 24, 2014 / No Comment / Read More
Paul Pogba: “Waxaan Doonayaa Inaan Noqdo Sida Zidane”
Paul Pogba ayaa ka dhawaajiyay inuu doonayo inuu u wanaagsanaado sida Zinedine Zidane, xili…
November 24, 2014 / No Comment / Read More
Wax Walbo Oo Aad Uga Baahan Tahay Inaad Ka Ogaatid Kulanka Derby Della Madonnina
Caaw magaalada Milan dadka ku nool labo ayay u kala qayb sami doonaan waxayna la…
November 23, 2014 / No Comment / Read More-
November 25, 2014-
- Arsenal Oo Ku Dhawaaneysa Saxiixa Daafaca Kooxda FC Basel Fabian Schar November 25, 2014-
- Ilkay Gundogan Oo Rajo Galiyay Manchester United Kadib Markii Uu Hamiyay EPL-ka. November 25, 2014-
- Kulamada UEFA Champions League Ee Caawo, Saacadda Geeska Africa Iyo Meelaha Aad Ka Daawan Karto November 25, 2014-
- Sheeko Xiiso Badan: 8-Naadi Oo Qaarada Yurub Siweyn Looga Qadariyo Kuwaas Oo Cristiano Ronaldo Ilaa Haatan Ka Goolal Badan Yahay!! November 25, 2014-
- Aguero & Jovetic Oo Taam U Ah Inay Caawo Ka Hortagaan Kooxda Bayern Munich November 25, 2014-
- Andres Iniesta Oo Dib U Dhac Ku Yimid Soo Kabashadiisa Caawana Barcelona Uma Safan Doono November 25, 2014-
- Barcelona Oo Ku Wargelisay Dani Alves Inuu Fasaxan Yahay November 25, 2014-
- Roberto Di Matteo “Aargudasho Maxaan Ku Falaa Marba Hadii Aan Taariikhda Chelsea Baal Dahad Ag Kaga Jiro” November 25, 2014-
- Isku Aadka Copa America 2015: Uruguay v Argentina,Brazil v Colombia November 24, 2014-
- Macalin Pelligrini Muxuu Ka Yiri Hadal Heynta Ku Aadan In Man City Ay Dooneyso Lionel Messi? November 24, 2014-
- FIFA Oo Ku Dhawaaqday 5-Goolhaye Ee U Sharaxan Abaal Marinta FIFA FIFPro World XI 2014 November 24, 2014-
- Paul Pogba: “Waxaan Doonayaa Inaan Noqdo Sida Zidane” November 24, 2014-
- “Blatter Taleefon Ayaan U Diray Waxaan U Sheegay Inuu Is Casilo” Sidaas Waxaa Yiri Reinhard Rauball November 24, 2014-
- Atletico Madrid, Chelsea & Kooxaha Isbuucaan Usoo Gudbi Kara Wareega 16-ka Champions League November 24, 2014-
- Borrusia Dortmund Oo Ilkay Gundogan Ka Hor Istaagtay Inuu Ku Biiro Kooxda Real Madrid