Home » Latin America » Maxaa Kala Socotaa Goolhayaha Xulka Brazil Julio Cesar Iyo Hantida Uu Leeyahay

Maxaa Kala Socotaa Goolhayaha Xulka Brazil Julio Cesar Iyo Hantida Uu Leeyahay


Cesar

Julio Cesar wuxuu kubada cagta ka gaaray heerkii ugu sareeyay sidoo kalea goolhayahan waaya araga ah wuxuu ku jiraa da’dii cayaaraha heerka caalamiga ah looga fariisan lahaa sidaa darteed koobka aduunka ee haatan ka socdo dalkiisa hooyo ayuu doonayaa inuu ku guuleesto si uu garoomada u faarujiyo asigoo gacanta ku heesto abaal marinta aduunka ugu qiimaha badan.Waxaan maanta idiin heynaa macluumaad ku saabsan goolhayahan tayada wanaagsan hantida uu leeyahay iyo guulihii uu kubada cagta ka gaaray fadlan hoos kaga bogo:

Julio Cesar hantida uu heesto: $10.5 Million

Mushaarka sanadlaha ah: $4.5 Million

Xiliga uu dhashay: September 3, 1979

Goobta uu ku dhashay: Duque de Caxias, Rio de Janeiro, Brazil

Naadiga uu haatan ka tirsan yahay: Tornoto FC

Da’diisa: 34-sano

Magaca xaaskiia: Susana Werner

Caruurta u joogto: Cauet Werner Espíndola, Giulia Werner Espíndola

Koobabka/Bildaha Ugu muhiimsanaa ee uu Cesar ku guuleestay:

3 Titles Campeonato Carioca – with Flamengo

5 Times : Serie A Champion – with Inter milan

3 Times – Coppa Italia Winner

Supercoppa Italiana Winner

Uefa Champions League Winner – 1 time

Fifa Club World Cup 2010 winner

Copa América – Winner 2004 – Brazil

FIFA Confederations Cup : 2 Times – With Brazil

Serie A Goalkeeper of the Year – 2 Times

UEFA Club Goalkeeper of the Year

Confederation Cup 2013 Golden Glove


Close