Horyaalka England waa midka ugu xiisaha badan caalamka madaama ay ka cayaaran xidigo magac leh sidoo kalena kooxaha Premiership-ka ay bixiyaan mushaaraad farabadan sidaa darteed sanad walbo falal laga sheekeeyo, qaarkood waxay lid ku yihiin kubada cagta sida Luis Suare qaniin yadii uu Ivanovic u geestay, John Terry aflagaadadii midib kala sooca ahayd oo uu kala kucay Anton Ferdinand, Cristiano Ronaldo oo isna ku caan baxay inuu istuuro si rigoore loogu shigo markii uu Premiership-ka ka cayaari jiray, hadaba waxaan idiin heynaa 10-ka xidig ee ugu waxuushsan laacibiinta Premiership-ka ku sugan ama ka cayaari jireen waxayna kala yihiin:
Luis Suarez
Lucas Neill
Ashley Cole
John Terry
Stephen Ireland
Dimitar Berbatov
Paul Ince
Arjen Robben
Mario Balotelli