Home » Horyaalada » La liga » Ma Runbaa In Kooxaha Monaco Iyo Madrid Ay Isdhaafsan Rabaan Falcao Iyo Di Maria

Ma Runbaa In Kooxaha Monaco Iyo Madrid Ay Isdhaafsan Rabaan Falcao Iyo Di Maria


dimaria-falcao490ai

Wargesyada dalka Spain ayaa qoreen in kooxaha AS Monaco iyo Real Madrid uu wada xaajood rasmi ah u bilaawday labadan koox ayaa ka wada hadli doonaan qaabkii ay isku dhaafsan lahaayeen xidigaha kala ah Radamel Falcao iyo Angel Di Maria, madaama Real Madrid ay bilihii ugu dambeesay ku raad joogtay soo xero galinta Falcao sidoo kalena ay heshiiska shaqsiga ah la gaartay kooxda reer Spain ayaa aqbashay inay dhigeeda Monaco ku wareejiso Angel Di Maria oo kalsoonida maamuka Madrid waayay.

Labadan xidig waxaa wakiil u wada ah Jorge Mendes oo xiriir wanaagsan la leh maamulka Real Madrid sidaa darteed heshiiskan inuu hirgalo ayaa loo badinaa maal mahanagu soo fool leh, Di Mari ayaa dhawaan Real Madrid ka dalbaday inay sanad walbo siiyaan €4m balse Real ayaa dalabkiisa u gacan seertay wuxuuna haatan lacagahaas ka heli doonaa kooxda Monaco madaama labadan labadan xidig min €50m lagu qiimeeyo labadan koox siweyn ayay ugu qanacsan yihiin inay Di Maria iyo Radamel Falcao si dhaafsasdan.


Close