Home » Maxaa Cusub » Liverpool maxaa iska badali doono Line Up-keeda xili cayaareedka 2014/15?

Liverpool maxaa iska badali doono Line Up-keeda xili cayaareedka 2014/15?


????????????????????????????????????????

Madaama kooxda Liverpool ay xili cayaareedkan intii laga filaayay ka badan ay la timid sidoo kalena koobka horyaalada Yurub ay usoo baxday markii ugu horeesay mudo 5-sano kadib haatana Reds weli waxay heesataa fursad ay ku hanan karto Premiership-ka England waa hadii Man City ay iska qasaariso kulamada u harsan, aan usoo laabano maqaalkeena waxay kooxda Liverpool dooneysaa in xagaagan a xidigo badan lasoo saxiixato sidoo kalena dhanka daafaca ay iska xoojiso madaama Reds habacsanaan weyn ay dhanka gadaale ka qabto, macalin Brenden Rodgers wuxuu ku rajo weyn yahay xidigaha uu doonayo inay Anfield aqbali doonaan madaaa Liverpool Champion-ka cayaari doono hadaba hadii uu ku guueesto saxiixa xidigaha u calaameesay siduu uu Line Up-ka Liverpool noqon doonaa xili cayaareedka dambe 2014/15:

Goolhaye: Simon Mignolet

Daafaca: Martin Skrtel, Kyriakos Papdopoulos (Schalke), Jon Flanagan, Marcel Schmelzer (Dortmund)

Khadka dhexe: Steven Gerard, Jorden Henderson, Adam Lallana (Southampton)

Weerarka: Raheem Sterling, Daniel Sturridge, Luis Suarez

Hal Aragti Ayaa Laga Bixiyay: Liverpool maxaa iska badali doono Line Up-keeda xili cayaareedka 2014/15?

  1. c kariim Qalinle Reply

    May 7, 2014 at 12:29 PM

    Sandka danbo sturedge in aan ka tashano ayaan rajaynayaa teeda kale konoliyanka iyo henrikh ayaan aad urajaynayaa in aan helno viva Liverpool

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close