Home » Horyaalada » La liga » Line Upka Rasmiga Ah Kulanka Real Madrid vs Valencia

Line Upka Rasmiga Ah Kulanka Real Madrid vs Valencia


Bmz0Gx5IgAAgyS5

Sami Khedira ayaa sanad ku dhawaad agteed markii ugu horeysay kursiga keydka soo fariistay isagoo dhaawac kasoo kacay, waxaana sidoo kale kursiga fadhiya Di Maria iyo Conteroa oo shaqo adag qabtay Champions League.

Marcelo ayaa kusoo bilawday kulankaan, halka Illara uu isna kusoo bilawday.

Real Madrid ayaana dooneysa iney ka faa’ideysato guuldaradii Atletico Madrid ay la kulantay.

Real MadridDiego López, Varane, Ramos, Ronaldo, Benzema, Bale, Marcelo, Alonso, Carvajal, Isco, Illarra.
Keydka Iker Casillas, Fábio Coentrão, Sami Khedira, Casemiro, Nacho, Alvaro Morata, Di María

ValenciaAlves; Joao, R. Costa, Mathieu, Bernat; J. Fuego, Keita; Feghouli, D. Parejo, Vargas; Alcácer
Keydka:


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close