Kilper Pepe ayaa dib ugu soo laabtay safka hore ee xulka Portugal kadib markii uu dhameystay ganaax hal kulan ah oo ay duldhigtay Fifa kadib gardaradii Muller kulankii furitaanka.
Ronaldo ayaa kasoo muuqan doona kulankiisii sadexaad iyadoo muuqaladii hore ay jamaahiirtiisa ku caajiseen.
Dhanka kale Ghana ayaa weysay labada xidig ee Boateng iyo Muntari kuwaas oo gurigodoa loo diray kadib ganaaxyo la duldhigay.
Line Upka Rasmiga ah:
Portugal: Beto, Bruno Alves, Pepe, Miguel Veloso, William Carvalho, Ronaldo, Moutinho, Eder, Nani, Amorim, Pereira.
Badal: Eduardo, Coentrao, Almeida, Vieirinha, Patricio, Ricardo Costa, Neto, Rafa Silva, Meireles, Varela, Almeida, Postiga.
Ghana: Dauda, Gyan, Atsu, Agyemang Badu, A. Ayew, Rabiu, Waris, Mensah, Asamoah, Boye, Afful.
Badal: Adams, Inkoom, Opare, Essien, Acquah, Larsen Kwarasey, J.Ayew, Adomah, Sumaila, Wakaso.
Profile