Home » Maxaa Cusub » Line Upka Rasmiga Ah Kulanka Manchester United vs Norwich City

Line Upka Rasmiga Ah Kulanka Manchester United vs Norwich City


Old Trafford

Tababare Ryan Giggs ayaa hogaamin doona kooxda Manchester United kulankiisii ugu horeeyay iyadoo Juan Mata uu kursiga galay caawa waxaana booskiisa dheeli doona Wayne Rooney, Welbeck ayaana weerarka gali doona.

Ryan Giggs ayaa lasoo baxay qaab cusub iyadoo uu isku keenay xidigo aan wali isla kulmin, Kagawa iyo Valencia ayaana ciyaari dona labada garab halka Cleverley iyo Carrick ay iska kaashan doonaan khadka dhexe.

Phill Jones ayaa kusoo bilaaban doona daafaca midig, iyadoo Evera uu yahay daafaca bidix, Ferdinand iyo Vidic ayaana ah labada dhexe ee Man United caawa

Manchester United: De Gea, Jones, Vidic, Ferdinand, Evra, Valencia, Carrick, Cleverley, Kagawa, Welbeck, Rooney

Keydka: Lindegaard, Smalling, Mata, Hernandez, Nani, Young, Fletcher

Norwich City: Ruddy, Whittaker, Martin, Turner, Olsson, Johnson, Fer, Howson, Snodgrass, Redmond, van Wolfswinkel

Keydka: Bunn, Hooper, Gutierrez, Elmander, Bennett, Tettey, Josh Murphy

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close