Liverpool ayaa isha ku heysa horyaalkeedii ugu horeeyay tan iyo 1990-kii iyadoo kulan adag la ciyaareysa Chelsea oo uu maamulo macalinka Jookarka ah ee Jose Mourinho kaas oo qalalaasaha kubada cagta yurub ka bilaabay horaantii 2004.
Sidoo kale Liverpool ayaan waxba ka badalin safkeedii hore kulankii ugu dambeeyay iyadoo Daniel Sturridge uu kursiga kusoo bilawday madama uu dhaawac yahay.
Da’yarka Chelsea Kalas ayaa kusoo bilaabanaya kulankiisii ugu horeeyay iyadoo sidoo kale kursiga lasoo fadhiisiyay Baker iyo Ake.
Liverpool: Mignolet, Johnson, Skrtel, Sakho, Flanagan, Lucas, Gerrard, Allen, Sterling, Suarez, Coutinho.
Keydka: Brad Jones, Toure, Agger, Alberto, Aspas, Sturridge, Cissokho.
Chelsea: Schwarzer, Azpilicueta, Ivanovic, Kalas, Cole, Mikel, Matic, Salah, Lampard, Schurrle, Ba.
Keydka: Torres, Van Ginkel, Willian, Cahill, Ake, Hilario, Baker.
Garsoore: Martin Atkinson (W Yorkshire)