Kabtanka xulka Talyaaniga Buffon ayaa kusoo bilaabanaya kulankaan kaas oo dhaawac ku seegay kulankii Ingiriiska, sidoo kale Mota & Abate ayaa iyaguna dib ugu soo laabtay safka hore.
Dhanka kale Costa Rica ayaa kusoo bilaabeysa Bryan Ruiz iyo Campbell kuwaas oo ah furaha xulka waqooyiga AMEERICA kasoo jeeda.
ITALY:
Buffon (c), Chiellini, Darmian, Motta, Candreva, Abate, Marchisio, Balotelli, Barzagli, De Rossi, Pirlo
COSTA RICA
Navas, Gonzalez, Umana, Borges, Duarte, Bolanos, Campbell, Ruiz (c), Diaz, Gamboa, Tejeda