Home » Maxaa Cusub » Line Upka Rasmiga Ah Kulanka Dhexmari Doona Kooxaha Chelsea vs Sunderland

Line Upka Rasmiga Ah Kulanka Dhexmari Doona Kooxaha Chelsea vs Sunderland


Chelsea

Jose Mourinho ayaa fikirkiisa ugu badan siinaya kulanka lugta hore ee Semi Finalka Champions League isagoo wajahi doona kooxda kacdoonka ka wada dalka Spain ee Atletico Madrid oo heysata geesiyaal majeestayal ah oo cagta mariyay camaaliqadii Catalonia ee Barcelona.

Goolhaye Peter Cech ayaa weynaya kulankiisii ugu horeeyay horyaalka Premier League xili ciyaareedkaan isagoon xitaa kasoo muuqan doonin kursiga keydka waxaana badali doona Schwarzer.

Ba, Torres iyo Shurrle ayaa kursiga lagu soo bilaabay iyadoo lagu soo bilaabay Salah, Eto’o iyo Willian.

Dhanka Sunderland wiilkii dhibka badnaa ee reer Italy Giaccherini ayaa kursiga keydka kusoo bilaabanaya.

Line Upka Rasmiga ah:

Chelsea: Schwarzer, Ivanovic, Cahill, Terry, Azpilicueta; Ramires, Matic, Willian, Oscar, Salah, Eto’o

Keydka: Hilario, David Luiz, Mikel, Lampard, Torres, Schurrle, Ba

Sunderland: Mannone, Vergini, Alonso, Brown, O’Shea, Cattermole, Colback, Larsson, Johnson, Borini, Wickham

Keydka: Celustka, Altidore, Ba, Giaccherini, Scocco, Mavrias, Ustari


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close