Xulkii ugu horeeyay Afrikaan ah oo ciyaara kulankiisii labaad waa Cameroon marka uu ciyaar kaga hor yimaado goor dhaw xulka Croatia isagoo noqon kara xulkii ugu horeeyay Afrika ah oo daaqada ka baxay sidoo kalana noqon kara mid rajo galiya dadyowga reer Afrika ee hormarka ka doonaya koobka Aduunka.
Alex Song, M’Bia ayaa kusoo bilowday inkastoo kabtankii xulka Samuel Eto’o kursiga keydka lagu soo bilaabay caawa waxaana reer Cameroon horkacaya Nkoulou.
Dhanka kale Mandzukic ayaa ciyaaraya kulankiisii ugu horeeyay koobka Aduunka madama uu ganaax ku seegay kulankii ay guuldarada hiilada u arkeen ay kasoo gaartay Brazil
Line Upka Rasmiga ah:
Cameroon (4-3-3):
Itandje, Assou-Ekotto, Nkoulou (c), Song, Moukandjo, Aboubakar, Choupo Moting, Chedjou, Mbia, Enoh, Matip.
Croatia (4-3-3):
Pletikosa, Pranjic, Perisic, Corluka, Lovren, Rakitic, Modric, Srna (c), Mandzukic, Olic,