Arsenal ayaa tiigsaneysa iney sii xajisato booskeeda Champions League xili ciyaareedka iyadoo ka fogaan doonta Everton oo isbuucaan guuldaro ay ciyaartoydooda keensadeen lagu gaarsiiyay horyaalka.
Mesut Ozil ayaa kusoo bilawday kaas oo dhexda la wadaagi doona Aaron Ramsey iyo Arteta.
Giroud ayaa weerarka hogaamin doona iyadoo Monreal uu galay booska Gibbs, Vermalean, Rosicky Kallstrom iyo Flamini ayaa kursiga kasoo muuqday.
Dhanka Newcastle United ayaa kusoo bilawday Remy oo liiska weeraryahanada ay Arsenal dooneyso ka mid ah.
Anita iyo Tiote ayaana dhexda isla wadaagi doona.
Arsenal: Szczesny, Sagna, Mertesacker, Koscielny, Monreal, Arteta, Ramsey, Ozil, Cazorla, Podolski, Giroud
Keydka: Fabianski, Jenkinson, Vermaelen, Kallstrom, Flamini, Rosicky, Sanogo
Newcastle United: Krul; Debuchy, Williamson, Coloccini (c), Dummett; Gosling, Anita, Tiote, Gouffran; Sissoko; Remy
Keydka: Elliot, Haidara, Yanga-Mbiwa, S Taylor, Obertan, Armstrong, Shola Ameobi