Home » Maxaa Cusub » Kulamada Ugu Dambeeyo Ee Wareegga Guruubada World Cup-Ka Iyo Saadaasha Laga Bixiyey

Kulamada Ugu Dambeeyo Ee Wareegga Guruubada World Cup-Ka Iyo Saadaasha Laga Bixiyey


Group G

Caawa waxaa lagu wadaa in lasoo afjaro wareega groupyada ee koobka Aduunka marka ay ciyaaraan labada group ee ugu dambeeya waana G iyo H.

Labadaan Group kaliya Belgiumka ayaa xaqiijiyay iney soo gudbaan lamana oga sadexda wadan ee soo raaci kara ee kula biiri doona 13-ka koox ee ilaa haatan banaanka iska keenay wareega xiga.

F.G: Saacadaha Kulamada waa Geeska Afrika.

Kulamada Koobka Aduunka Ee Caawo La Cayaari Doono:

Group G:

7:00 fiidnimo USA Vs Germany Live Super Sport 5

7:00 fiidnimo Portugal Vs Ghana Live Super Sport 3

Group H:

11:00 habeenimo Algeria Vs Russia Live Super Sport 3

11:00 habeenimo South Korea Vs Belgium Live Super Sport 5

Sadaasha Laga Bixiyay Kulamada Caawo La Cayaari Doono:

Group G:

USA 0-2  Germany

Portugal 0-0 Ghana

Group H:

Algeria 0-2  Russia

South Korea 0-2 Belgium

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Close