waxaa caawa la cayaarayaa kulamo xiiso badan oo ka tirsan isreebreebka koobka adduunka, gaar ahaan qaarada geeska Africa waxaana caawa isku dhagan kooxaha Ethiopia iyo Nigeria iyadoo dowladda itoobiya ay rajo wanaagsan ka qabto inay usoo baxdo koobka adduunka ee 2014 Brazil, kulamada la cayaarayana waa sida hoos ku qoran:
4:00 galabnimo Ethiopia Vs Nigeria Live Super Sport 3
8:00 fiidnimo Tunisia Vs Cameroon Live Super Sport 3