Home » Maxaa Cusub » Kooxda Fenerbahce Ee Dalka Turiga Oo u Dabaal Dagtay Horyaalkoodii 19-aad

Kooxda Fenerbahce Ee Dalka Turiga Oo u Dabaal Dagtay Horyaalkoodii 19-aad


Locked out: Adult male supporters had been banned following crowd trouble at recent games

Kooxda Turkiga ah ee Fenerbahce ayaa sameysay dabaal dag weyn markii ay barbardhac gool la’aan ah la galeen kooxda Caykur Rizespor waxeyna u dabaal dageen horyaalkeedii 19′aad tariikhda horyaalka Turkiga.

Arinta xiisaha badan ayaa ah iney dabaal dagaan ku hor sameysay in ka badan 50,000 (Konton Kun) oo taageero ah kuwaas oo kaliya ka kooban Haween iyo Caruur.

Turkish delight: Fenerbahce were cheered to the title in front of a stadium of women and children

Street party: Fenerbahce fans still managed to celebrate the title win on the Bosphorus Strait

Carnival: The supporters made sure that they marked the occasion properly

Familiar face: Former Liverpool striker Dirk Kuyt, centre, was part of the title-winning Fener side

Looking rosy: Fenerbahce goalkeeper Volkan Demirel laps up the applause from the crowd

Kooxda ay aadka u xifaaltamaan ee Galatasaray ayaa guul ka gaartay Elazigspor, inkastoo ay 12-dhibcood ka hooseyso kooxda ku guuleysatay horyaalka.

Man free zone: The stands at Fenerbahce had an unusual look to them as they played Caykur Rizespor

Jamaahiirta kooxda ayaa ku heesaya erayo dhiirigalinaya ciyaartyda kuwaas oo labadii sano ee ugu dambeysay waayay iney ku guuleytaan waxaana qaadayay kooxda Galatasaray.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close