Home » Maxaa Cusub » Kadib Saxiixa Luke Shaw Ee United Waa Kuwee 10-ka Da’yar Ee Ugu Qaalisan Kubada Cagta?

Kadib Saxiixa Luke Shaw Ee United Waa Kuwee 10-ka Da’yar Ee Ugu Qaalisan Kubada Cagta?


article-2672051-1F2EE12900000578-584_634x411

Luke Shaw ayaa lagu wado inuu noqdo xidiga da’ yarta ugu qaalisan ee ebed la kala iibsado isagoo manchester United ugu biiri rabo adduunka lacageed oo gaaraya ilaa £31.5million

Xidigaan ayaa  iskoorkaa ka jabin doono Weyne Rooney oo horey u ahaa xidigga da’yarta ugu qaalisan ee ebed la kala iibsado aduunyada.

Haddaba inta laga xaqiijinayo ku biiritaanka Manchester United ee Shaw waxaana idiin soo gudbineynaa tobanka xidig ee hadda ugu sareysa

1) August, 2004: Wayne Rooney (18 Jir) Everton to Man Utd – £25.6m

Gr-eight: Wayne Rooney became the world's most expensive teenager following his £25.6m move to Old Trafford

2) July, 2001: Javier Saviola (19 jir) River Plate to Barcelona – £24m

 Not so handy: Javier Saviola's Barcelona career eventually faded to disappointment

3) July, 2013: Marquinhos (19 jir) Roma to PSG – £23.5m

One for the future: PSG centre-back enjoyed an impressive first season in Ligue 1

4) July, 2005: Sergio Ramos (19 jir) Sevilla to Real Madrid – £21m

 Thumbs up: Sergio Ramos has proved a success at Real Madrid

5) May, 2007: Anderson (19 jir) Porto to Man Utd – £18m

Flop: Sir Alex Ferguson expected more of Anderson when he joined for £18m in 2007

6) June, 2001: Antonio Cassano (19 jir ) Bari to Roma – 

Trouble ahead: Antonio Cassano was the world's most expensive teenager at £18m when he signed for Roma in 2001

7) August, 2011: Romelu Lukaku (18 jir) Anderlecht to Chelsea – £17m

New boy: Romeulu Lukaku was just 18 when he signed for Chelsea, then under the charge of Andre Vilas-Boas

8) August, 2007: Alex Pato (17 jir ) Internacional to Milan – £17m

 9) May, 2006: Sergio Aguero (18 Jir) Independiente to Atletico Madrid – £16.5m

10) June, 2006: John Obi Mikel (19 JIr) Lyn Oslo to Chelsea – £16m 


Close