Home » Europe » Europe League » Kabaha Dahabka Yurub: Luis Suarez Oo Qoorta Kusoo Dhagay C. Ronaldo & Diego Costa

Kabaha Dahabka Yurub: Luis Suarez Oo Qoorta Kusoo Dhagay C. Ronaldo & Diego Costa


Suarez

Weeraryahanka kooxda Liverpool iyo Xulka Uruguay ahna kabtanka mudada uu dhaawaca ku maqan yahay Gerrard ayaa gacanta kusoo dhigay xidigaha spain ka ciyaara ee Ronaldo & Diego Costa kuwaas oo isbuucyadii hore kali ku ahaa hogaanka gooldhalinta.

Diego Costa, C. Ronaldo & Luis Suarez ayaa leh min 17-gool, iyadoo xisaabta dhibcahooda ka dhigi doonta 34-dhibcood si wadajir ah.

Suarez ayaa kusoo baxay gooldhaliye rasmi ah kaas oo hogaanka u haya gooldhalina horyaalka Premier League.

Sidoo kale Zlatan ayaa liiska ku jira, Sergio Aguero, Rossi & Cavani ayaan sidoo kale ka marneyn.

Kala Sareynta:

# Ciyaariyahanka Kooxda Xisaabta Goolasha Dhibcaha

1

C. Ronaldo Real Madrid

2

17

34

=

Diego Costa Atletico Madrid

2

17)

34

=

Luis Suarez Liverpool

2

17)

34

4

Zlatan Ibrahimovic Paris Saint-Germain

2

14

28

5

Nerijus Valskis * Suduva

1

27

27

6

Giuseppe Rossi Fiorentina

2

13

26

=

Sergio Aguero Manchester City

2

13

26

8

Frode Johnson * Odds

1.5

16

24

=

Edinson Cavani Paris Saint-Germain

1

12

24

=

Alfred Finnbogason Heerenveen

1.5

16

24

 

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close