Home » Horyaalada » Bundesliga » Isku Bar Bar Dhig Lagu Sameeyay Sida Ay Klose Iyo Ronaldo Min 15-Gool Koobka Aduunka Kaga Dhaliyeen

Isku Bar Bar Dhig Lagu Sameeyay Sida Ay Klose Iyo Ronaldo Min 15-Gool Koobka Aduunka Kaga Dhaliyeen


Ronaldo-Miroslav-Klose

Miraslov Klose waxaa u suura gashay inuu koobka aduunka goolkiisii 15-aad ka dhaliyo kulankii Jarmalka ay bar bar dhaca 2-2 la galeen xulka Ghana wuxuuna halyeegan galeey safka hore ka galay buuga iskoorada koobka aduunka lagu qoro weliba iskoorkii Ronald ayuu bar bareeyay haatana labadan ruug cadaa waxay wadaagaan inay koobka aduunka mid 15-gool ka dhaliyeen waana labada xidig ee taariikhda koobka aduunka ugu goolasha badan sidaa darteed labadan xidig ayaa lagu sameeyay isku bar bar dhigo xiiso badan sida ay ku gaareen min 15-gool fadlan hoos kaga bogo:

  Klose Ronado
Kulamada koobka aduunka 20 19
Daqiiqada ay cayaareen 101 108
Laadadka ama Shoot-ka 51 67
Kubadaha ay dhiibeen 3 4
Goolasha ay dhaliyeen 15 15

F.G: labadan xidig waxay wadaagaan in iskoorka 15-gool ay gareen mid walbo goolkiisii 15-aad inuu ka dhaliyay xulka Ghana, Ronaldo sanadii 2006 ayuu Ghana ka dhaliyay halka Klose uu isagana Ghana ka dhaliyay!!

Geeska Kale hoos kaga bogo Xidigaha ugu goolasha badan taariikhda koobka aduunka:

Cayaaryahan Goolasha Kulamada Tartamada uu ka qayb qaatay
Ronaldo (Ronaldo) 15 19 1998, 2002, 2006
Klose (Germany) 15 20 2002, 2006, 2010, 2014
Gerd Muller (Germany) 14 13 1970, 1974
Just Fontaine (France) 13 6 1958
Pele (Brazil) 12 14 958, 1962, 1966, 1970

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close