Home » Maxaa Cusub » Isku Aadka Kulamada Arsenal Ay Ciyaari Doonto Xili Ciyaareedka Soo Aadan 2014/2015 Oo Dhameystiran

Isku Aadka Kulamada Arsenal Ay Ciyaari Doonto Xili Ciyaareedka Soo Aadan 2014/2015 Oo Dhameystiran


Arsenal 2015

Arsenal ayaa ogaatay kulamada ay ciyaari doonto xili ciyaareedka soo aadan , iyadoo kulanka furitanka horyaalka Premier League gurigeeda kula yeelan doonta kooxda Crystal Palace halka ay kulanka ugu dambeeya West Bromwich Albion kulan ka dhici doona Emirates Stadium.

Waqtiga ugu kulul ee ay la kulmi doonto ayaa lagu sheegay in kooxda ay 8-maalmood gudahood la kulmi doonto kooxaha Tottenham Hotspur iyo Chelsea kuwaas oo kula xifaaltama magaalada London.

Hadaba Dhamaan Kulamada Ay Ciyaari Doonto Arsenal Hoos Ka Aqriso:


August 16: Crystal Palace (H)

August 23: Everton (A)

August 30: Leicester City (A)

September 13: Manchester City (H)

September 20: Aston Villa (A)

September 27: Tottenham Hotspur (H)

October 4: Chelsea (A)

October 18: Hull City (H)

October 25: Sunderland (A)

November 1: Burnley (H)

November 8: Swansea City (A)

November 22: Manchester United (H)

November 29: West Brom (A)

December 2: Southampton (H)

December 6: Stoke City (A)

December 13: Newcastle United (H)

December 20: Liverpool (A)

December 26: Queens Park Rangers (H)

December 28: West Ham (A)

January 1: Southampton (A)

January 10: Stoke City (H)

January 17: Manchester City (A)

January 31: Aston Villa (H)

February 7: Tottenham Hotspur (A)

February 10: Leicester City (H)

February 21: Crystal Palace (A)

February 28: Everton (H)

March 3: Queens Park Rangers (A)

March 14: West Ham (H)

March 21: Newcastle United (A)

April 4: Liverpool (H)

April 11: Burnley (A)

April 18: Sunderland (H)

April 25: Chelsea (H)

May 2: Hull City (A)

May 9: Swansea City (H)

May 16: Manchester United (A)

May 24: West Brom (H)

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Hal Aragti Ayaa Laga Bixiyay: Isku Aadka Kulamada Arsenal Ay Ciyaari Doonto Xili Ciyaareedka Soo Aadan 2014/2015 Oo Dhameystiran

  1. C/Rahmaan mOh'med Ali Reply

    June 18, 2014 at 1:27 PM

    Sanadan Waan Filaya In Gunner’S Arsenal Ay Qadi Donta Horyalada Yurub Ee Uefa Champion’s L’g Lolz

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close