Wareegii Groupyada ee Koobka Aduunka ayaa lasoo afjaray iyadoo dhamaan 16-kii xul ee wareega labaad u gudbi lahaa ay soo ifbaxeen waxaana haatan loo diyaar garoobi doonaa wareegaas xiga.
Koobkaan Aduunka waxaa uu si habsami leh kaga socdaa Dalka Brazil, waxaana isugu soo haray 5 Wadan oo Latin America ka socda, 3 wadan oo ka socda Waqooyiga Ameriica, 6 Wadan oo Yurub ah iyo 2 Wadan oo Afrika ah.
Qorshaha ilaa finalka ee Koobka Aduunka waa mid diyaarsan iyadoo shaxda hoose ay ku cadahay sida ay isugu aadi karaan dhamaan 16-ka wadan.
Profile