Home » World Cup 2014 » Group E:

Group E:


BrazilKoobka Aduunka Xagaagan Waxaa Martigalinaya Dalka Brazil oo ku yaala qaarada Latin America, waana tartankii 20-aad oo la qabtay tan iyo 1930-kii oo ah marka lasoo bilaabay.

Tartanka wuxuu socon doonaa 12ka June – 13ka July.

Groupkaan Waa Group E Waxeyna shabakadda hiilkubad ugu tala gashay in qof walba uu kala socdo macluumaadka ku saabsan groupkaan ee la xiriira Koobka Aduunka.

Kala Sareynta Groupka

#    Xulka                  Kulan     Gu    G/D    Bar    G/A    G/L    F/G    Dhibco   
1 France 2 2 0 0 8 2 +5 6
2 Ecuador 2 1 1 0 3 3 0 3
3 Switzerland 2 1 1 0 4 6 -2 3
4 Honduras 2 0 2 0 1 5 -4 0

Fahanka Xarfaha Kore:

[Gu] Guul, [G/D] Guuldaro [Bar] Barbardhac [G/A] Gool Ay Dhaliyeen [G/L] Gool laga dhaliyay

CALAAMADAHA WADAMADA:

Group E

Kulamada Groupkaan:

Tariikh Kulan Natiijo
15-June [Switzerland vs Ecuador]  = 2 - 1
15-June [France vs Honduras] = 3 - 0
20-June [Switzerland vs France] = 2 - 5
21-June [Honduras vs Ecuador] = 1 - 2
25-June [Ecuador vs France] = ? – ?
25-June [Honduras vs Switzerland] = ? – ?

Group E1

 

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close