Home » World Cup 2014 » Group C:

Group C:


Brazil
Koobka Aduunka Xagaagan Waxaa Martigalinaya Dalka Brazil oo ku yaala qaarada Latin America, waana tartankii 20-aad oo la qabtay tan iyo 1930-kii oo ah marka lasoo bilaabay.

Tartanka wuxuu socon doonaa 12ka June – 13ka July.

Groupkaan Waa Group C Waxeyna shabakadda hiilkubad ugu tala gashay in qof walba uu kala socdo macluumaadka ku saabsan groupkaan ee la xiriira Koobka Aduunka.

Kala Sareynta Groupka

#     Xulka              Kulan     Gu     G/D     Bar     G/A    G/L    F/G    Dhibco   
1 Colombia 2 2 0 0 5 1 +4 6
2 Ivory Coast 2 1 1 0 3 3 0 3
3 Japan

2 0 1 1 1 2 -1 1
4 Greece 2 0 1 1 0 3 -3 1

Fahanka Xarfaha Kore:

[Gu] Guul, [G/D] Guuldaro [Bar] Barbardhac [G/A] Gool Ay Dhaliyeen [G/L] Gool laga dhaliyay

CALAAMADAHA WADAMADA:

Group C

Kulamada Groupkaan:

Tariikh Kulan Natiijo
14-June [Colombia vs Greece]  = 3 - 0
15-June [Ivory Coast vs Japan] = 2 - 1
19-June [Colombia vs Ivory Coast] = 2 - 1
20-June [Japan vs Geece] = 0 - 0
24-June [Greece vs Ivory Coast] = ? – ?
24-June [Japan vs Colombia] = ? – ?
Group C1

Group C & Maaliyadaha Ay Minanka Ku Ciyaari Doonaan

FAAH-FAAHINO DHEERI AH:

Filo Macluumaad Goor Dhaw

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close