Home » Maxaa Cusub » DEG-DEG: Torino Oo Parma Ka Badali Doonta Booska Europa League

DEG-DEG: Torino Oo Parma Ka Badali Doonta Booska Europa League


Torino

Kooxda Torino ayaa gali doonta booska Parma ee Europa League kadib markii kooxdaas ay ku fashilantay iney kasoo bixi weyso shuruucda dhaqaale ee xiriirka UEFA.

Parma ayaa ku dhameysatay kaalinta 6-aad, bale Torino ayaa gali doonta madama laga soo diiday racfaankii ay qaateen.

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close