Xiddigga Maalmihii dambe la daala dhacaayey dhaawacyada ayaa laga saaray tababarka Portugal Daqiiqado yar kadib markii ay bilaabatay, Iyadoo La ogyahay In Ronaldo Kulankii Portugal ee Germany uu saftay isagoo hitinayo.
Taas waxaa kasii naxdin badan maadaama dhakhtarka gaarka ah ee Portugal uu ka dhawaajiyey in Ronaldo uu khatar geli doono haddii uu isku dayo inuu safto kulamada xulkiisa uga haray koobka adduunka.
” Haddii Ronaldo uu isku dayo inuu safto kulamada u haray xulkiisa wuxuu weyn doonaa xirfadiisa shaqo ee kubadda cagta maxaa yeelay dhaawiciisa waa halis”
waxaa laga yaabo inuu soo baxo hadalkiis sixirowga uu ku sheegay inuu Ronaldo u diidi doono safashada Kulanka dhex mari doono Portugal Vs Ghana