Home » Horyaalada » La liga » Deg Deg: Barcelona OO Heshiis Shaqsiyadeed La Gaartay Luiz Suarez

Deg Deg: Barcelona OO Heshiis Shaqsiyadeed La Gaartay Luiz Suarez


133749418_suarez_438618b

wararka hadda aan heleyno ayaa sheegaya in xidigii la dul dhigay ganaaxa adag ee Suarez uu heshiis shaqsiyadeed la gaaray kooxda Barcelona oo maalmihii dambe ku raad joogtay.

Website-ka caanka ah ee Goal.com ayaa qoray in kooxda Barcelona ay heshiis shaqsi ah la gaartay Suarez , waxaana laga sugaayaa inuu kooxda Liverpool ku qanciyo heshiiska si uu xilli cayaareedka dambe uga soo muuqdo garoonka Campo Nou.

Kooxda Barcelona ayaa Liverpool diyaar ula ah inay siiso adduun lacageed oo gaarayaa illa £24 iyo inay ku wareejiso xidigeeda suuqa ku jira ee Alexis Sanches.

Haddaba wixii warar ah ee kusoo kordha kala soco hiilkubad.com


Close