Macalinka kooxda mnchester united David moyes ayaa si adag u bxiyey jaawaab ku aadan waayeelkii hore ferguson oo ah oo la aaminsanaa inuu talo ku yeelanayo kulanka kooxda manchester united ay la ciyaari doonto naadiga ay isku xaafada yihiin ee city waxana uu sheegay inuusan fergusn wax shaqo ah ku lahaan doonin shaxda galabta ee kooxda balse aay isaga u taalo.
Wararka jaraa’idka ayaa ah in macalin ferguson uu bixiyey shaxda ama taatikada lagu garaaci karo kooxda city ciyarta ay isaga horimaan doonaan deriskaa qeylaleyda,balse macalin moyey oo shirkiisa jaraaa’id ee kulankaas ka hadlaya ayaaa si adag u sheegay in OldTrafford uu isaga leeyahay shaqada ka socota balse uusan lamaamulin ferguson waqtigaan, hase ahaatee moyes ayaaa shegay in wax dhib ah aysan laheen soo labashadii waayeelka ee kooxda markale lagu sharay taladeeda.
Ma jiraan waxa walba oo la qoray ayuu moyes yiri mar uu ka jawaabay su’aal qoraayaashu weydiiyeen oo aheyn in ferguson si khibradeesan uu u xaliyey dhibaatada weerarka kooxda ka jirtaay,waan kulanay halmar kaliya waxayna aheyd todobaaadkii hore ciyaartii unitedaa kadib waana salaamay aanoo kula kaftamay agaasime aayaad tahay ana tale qaate ayaan ahay, wan ku faraxsanahay inan halkaan ku kulano sidaa waxaa yiri Moyes.
Lbada naadi ee magaalada Manchester ayaaa yeelan doona dagaal adag maadaaama ay ku kulmi doonaan ciyaartooda logo magic daray derby Manchester horyaalka ingiriiskaa waxaana ka hadlay kulankaas laacibiin badan iyo waayeelo hore.