Daafaca Kooxda Benfica Ezequiel Garay ayaa kulankii xalay waxaa kasoo gaaray dhaawac culus dhanka faruurta kore kadib markii xidigga kooxda Juventus Paul Pogba oo doonayo inuu dhaliyo kubad dhabal ah uu lugtiisa afka uga dhuftay.
hadaba waxaan hoos idin kugu soo gudbineynaa Vidoa iyo sawiro
Halkaan ka daawo Video shilkaan dhacay