Daily Mirror ayaa shaacisay muuqaalkaan aad layaabi doonto waxaana laga diyaariyay kulankii xasuuqa lama filaanka ah uu qasbaday Brazil ee Semi Finalka Koobka Aduunka markaas oo Jarmalka 7-1 ku xaaqeen Brazil.
Si Kastaba muuqaalka Youtube-ka lasoo dhigay ayaa ka turjumaya sirta dhabta ah ee ka dambeysa guuldarada Brazil waxaana shaqsiga sameeyay muuqaalkaan uu ka saaray muuqaalka ciyaartoyda Brazil, iyadoo xidigaha Jarmalka ay meel cidlo ah la ciyaari doonaan sida aad ka arki doonto muuqaalka.
DAAWO MUUQAALKA:
Maxaad Ka Fahantay Kadib Daawashada Muuqaalka?
hiil kubad waa shabakad i cajabisay