Home » Maxaa Cusub » CODEYN: Manchester United Maku Saxan Tahay Iney Ceyriso David Moyes

CODEYN: Manchester United Maku Saxan Tahay Iney Ceyriso David Moyes


Down and out: Moyes looks miserable as his side suffer defeat on his first return to Goodison Park since leaving Everton last summer

Tababaaraha Kooxda Manchester United ayaa qarka u saaran in la ceyriyo iyadoo Jamaahiirta kooxda ay dalbanayaan in sida loo dhaamo kooxda oo ay qabsatay habacsanaan tii ugu xumeyd mudo 24-sano ah.

Kadib guuldaradii todobaadkaan ee Everton waxaa isi soo taraya wararka qarka ka tuuraya Moyes inkastoo dadka fara ku turiska ah ee taageersan macalinkaan ay ku andacoonayaan in sanadkii ugu horeeyay Sir Alex Ferguson ee kooxda uu ka tuuray kaalinta 9-aad ee horyaalka isla markaana uu markii dambe sameeyay guulo wax ku ool ah.

Sheekada ayaan ilaa hada lakala cadeyn inkastoo kooxda Man United ay markii ugu horeysay guuldarooyin lix ah kala kulantay kooxaha koofur galbeed England ka dhisan ee dariska la ah Everton, Liverpool & Man City.

Hadaba Akhriste u codee Maku Saxan tahay Manchester United iney ceyriso tababaraheeda David Moyes?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close