Home » Maxaa Cusub » Chelsea Oo Shan Xidig Midkood Ku Badali Doonta Booska Ashley Cole, Waa Kuwee?

Chelsea Oo Shan Xidig Midkood Ku Badali Doonta Booska Ashley Cole, Waa Kuwee?


Luis

Laga soo bilaabo sanadii 2006 ilaa haatan naadiga Chelsea garabka midig ee daafaca hal xidig ayaa uga hawl gali jiray waana Ashley Cole balse waqtiga marwalbo dhinacaaga ma ahaanayo madaama Cole haatan da’diisa sii caga cageyneso 33-sano waxay maamulka Chelsea go’aansadeen inay daafacan iska fasaxaan xagaagan sidoo kalena aanan qandaraaska loo kordhinin, milkiilaha Chelsea Roman Abromavic ayaa Cole uga mahad celiyay shaqadii adkeed ee uu Blues usoo qabtay iyo guulihii uu la qeebsaday kooxdan ka dhisan galbeedka magaalada London, hadaba masuuliyiinta Chelsea waxay haatan ku hawlan yihiin suuqa Yurub sidii ay uga heli lahaayeen daafaci Ashley Cole badali lahaa waxayna kooxdan calaameesatay 5-xidig oo kala ah:

Felipe Luis, Atletico Madrid

Alberto Moreno, Sevilla

Alex Sandro, FC Porto

Ricardo Rodriguez, Wolfsburg

Luke Shaw, Southampton


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close