Home » Maxaa Cusub » Branden Rodgers Oo Lagu Qanciyay Abaalmarinta Ururka Macalimiinta Horyaalka Ingiriiska & Sida Loo Kala Qaaday

Branden Rodgers Oo Lagu Qanciyay Abaalmarinta Ururka Macalimiinta Horyaalka Ingiriiska & Sida Loo Kala Qaaday


Night to remember: Rodgers was presented with the award by England manager Roy Hodgson (left)

Tababaraha Liverpool Branden Rodgers ayaa helay codka kalsoonida macalimiinta horyaalka Ingiriiska kadib markii uu waayay abaalmarinta macalinka sanadka ee horyaalka inkastoo uu labaad galay codadkii la qaaday.

Tonny Pulis oo macalin u ah Crystal Palace ayaa loo magacaabay macalinka Sanadka kadib markii uu kooxdiisa ka badbaadiyay iney heerka labaad u laabato mudo 40-maalmood ah.

Tababaraha Xulka England Branden Rodgers ayaana gudoonsiiyay abaalmarinta macalinka sanadka ee ururka Macalimiinta Horyaalka Ingiriiska.

Liverpool ayaa sameysay xili ciyaareedkaan hormar weyn iyadoo kaalinta labaad ka gashay horyaalka walow sibxad ku yimid dhamaadkii horyaalka uu gacantooda uga baxay horyaalka, hadana waxqabad muuqda ayuu sameeyay Tababare Rodgers.

Tababare Rodgers kaftamaya ayaana yiri: “Waxaan rajeynayay inaan helo abaalmarinta sare”

Abaalmarintaan Sidee Loo Kala Qaaday:

 

Xili Ciyaared Macalinka Dhalashada Kooxda
1994 Joe Kinnear   Ireland Wimbledon
1995 Frank Clark  England Nottingham Forest
1996 Peter Reid  England Sunderland
1997 Danny Wilson  Northern Ireland Barnsley
1998 Dave Jones  England Southampton
1999 Alex Ferguson  Scotland Manchester United
2000 Alan Curbishley  England
Close