Iyadoo kubada cagta maanta laga hadal haayo ceyrintii ay Man United iska ceyrisay tababare David Moyes ayaa hadana Taageere Man United ah wuxuu boggiisa Twitter-ka soo dhigay sawir qosol leh oo micno ahaan qof walba uu fahmi karo.
Taageerahaan ayaa si wanaagsan u taageersan in shaqada laga raacdeeyo tababare David Moyes wuxuuna Moyes ku matalay inuu ku jiro Jawaan.
Maahan markii ugu horeysay oo Tababare David Moyes laga sameeyo sawir gacmeed maad iyo qosol leh balse sawirkaan ayaa ka turjumaya sida uu u arko taageerahaan macalin David Moyes.
Feysal Mata
April 22, 2014 at 12:43 PM
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa sawir qosol leh wey ku fiicneed in la buriyo dhulkuu nala galay
MOHA-LOVE-UNITED
April 22, 2014 at 12:45 PM
Saaas iga dheh iga buriya baqtilaha wuuba na bahdilee xarsinal hakaa horeyso wax xun waaye wallee kkkkkkkkkkkkk anaaba ku qoslay
Fartuun-Chicharito-Love-United.
April 22, 2014 at 12:47 PM
In jaanis la siiyo wey fiicneed lkn hadii la buriyo mid fiican lee hanaloo keeno saan malagu jii kareee
viva united
SHARDA_BIN_SHARDA
April 22, 2014 at 12:48 PM
waxaa arkaayay taageraayaal man city oo dhahaya yan la burin baqti dheh in nala jiidjiido eey rabaan nacala idinku taal dheh..
viva man united and giggs.. iga buriya baqtiga wuu i bah dilee, Fartuun, Feyal waad salaaman tihiin