Home » Maxaa Cusub » 5-Cayaaryahan Oo Aan U Qalmin Inay Xulka Italy Kasii Mid Ahaadaan Kadib Fashilkii Koobka Aduunka.

5-Cayaaryahan Oo Aan U Qalmin Inay Xulka Italy Kasii Mid Ahaadaan Kadib Fashilkii Koobka Aduunka.


Balotelli

Xulka Italy waa xulka labaad ee caalamka ugu guulaha badan marka laga reebo Brazil xulkan koobka aduunka 4-jeer ayay qaadeen sidoo kalena taariikh aan laso koobi karin ay tartankan ku leeyihiin balse labadii koob aduun ee ugu dambeesay (2010 iy 2014) waxay ku hareen wareega hore waana arin aysan qaadin karin taageerayaasha xulka Azzuri sidaa darteed falanqeyn dheer markii lagu sameeyay jabkii ku dhacay Italy waxaa la isku raacay in loo baahan yahay in xulkan gabi ahaanba isbadal muuqdo lagu sameeyo hadaba 5-cayaaryahan ayaa si gaar ah carabka loogu dhuftay inaysan xulkan usii cayaarin, hadaba waa kuma 5-laacib ee lasoo jeediyay inaysan dib dambe u xiranin maaliyada Buluuga ah kadib fashilkii koobka aduunka:

Mario Balotelli

Antonio Cassano

Gianluigi Buffon

Andrea Pirlo

Ignazio Abate

F.G: Buffon iyo Pirlo waa labo halyee oo Italy guulo taariikhi ah u horseedeen balse da’dooda oo hore u badatay waa inay dhalinta boosaskaan mudan meesha u baneeyaan!


Close